Sida loogu muransan yahay meesha ay Soomaalidu ka soo jeeddo ayaa si taas la mid ah la isku maandhaafsan yahay ulajeeddada erayga "Soomaali". Qoraal fac weyn oo la yidhaahdo “The Periplus of the Erythraean Sea” oo lagu sunto xilligii la qoray qarnigii 1aad ee miilaadiga, waxa uu muujinayaa in carriga ay Soomaalidu ku nooshahay (siiba dhinaca xeebta Gacanka Cadmeed xiga) loo yiqiinnay "Berberia", oo sida uu sheegay qoraha The Periplus, ay ka jireen magaalooyin is-m
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.