Ujeeddada guud ee buuggani waa in la fahmo waxtarka iyo qiimaha Suugaanta, lana barto adeegsiga togan ee suugaanta isla-markaana, la soo nooleeyo meeqaamkii murtida Suugaanta iyo suugaanyahanka Soomaaliyeed. Sidoo kale Inuu kaalin laxaad leh ka qaato kobcinta iyo kor u qaadista cilmiga iyo aqoonta afeed ee bulshada, markale, Inuu iba-fur u noqdo culuumta dihin ee suugaanta. Waxaa ku duugan dhiganahan casharro badan oo Suugaanta quseeya, wuu kala dhigdhigayaa oo m
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.