Cover of Dhaqaalihii jamhuuriyadda soomaaliyeed

Dhaqaalihii jamhuuriyadda soomaaliyeed

by Muxumed Maxamed Muxumed

waxa uu si qoto dheer u falanqaynayaa, lafagurayaa, oo u soo gudbinayaa dhaqaalihii Soomaaliya ee 60-kii ilaa 91-kii. Qaybo ka mid ah buugga ayaa hore loo daabacay iyaga oo ah warqado cilmi ah, buugguna waxa uu ka dhashay cilmibaadhis loo maray hab cilmi ah, taas oo xogta uu xambaarsan yahay ka dhigaysa mid miisaaman oo raadraac sugan leh. Waa buug iskii qiimo u leh, akhristayaasha Hiil waxa aannu madbacad ahaan kula talinaynnaa inay akhriyaan sii ba ardeyda daraasaysa a

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy