Dareenka Dhallinyarda haddii hoos loogu dhaadhaci lahaa, waxaa macquul ahaan lahayd in aynnu xallinno dhibaatooyin badan oo hortaagan dib-u-habaynta bulsho caafimaad qabta.
Buuggan Dareenka Dhallinyarada qoraagu waxa uu ku sharraxayaa dhawr qodob oo ka mid ah dhibaatooyinka ugu muhiimsan ee ay dhallinyaraduu la silcayaan, oo ay ka mid yihiin: Dhibaatooyinka guud ahaan ay ka simanyihiin dhallinyaradu; o Dhibaatooyinka ka haysta dhanka caqiidada iyo diinta; iyo o Si
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.