Cover of Dan iyo dareen

Dan iyo dareen

by Cabdirixmaan Aadan Maxamuud

Erayga dhigani sidiisaba wuxuu ka mid yahay aaladaha awoodda badan ee dhalin kara isbeddel bulsho oo lagu tanaado. Sidaa darteed, qormooyinka buuggu waxay naqdinayaan ama durayaan hab-dhaqan nololeed liita oo ay tahay in bulsho ahaan aan ka korno. Dan iyo Dareen waa buug akhristaha si heersare ah ugu soo warinaya in badan oo ka mid ah waayaha bulshada ee maanta. Waa dhigane, isaga oo adeegsanaya erayga dhigan, isku dayaya inuu dhaayaha akhristaha u soo dhaweeyo umuuro mud

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy