Cover of Cadlidoonaha Daal Allaa Baday

Cadlidoonaha Daal Allaa Baday

by Axmed Shiikh Jaamac

Waxaa kulmay maanka iyo qalbiga maansoyahanka Axmed Sheekh Jaamac iyo waxa ka socda adduunka uu ku nool yahay. Waxaa ka dhashay sheeko maanseeddan  layaabka leh. Xanuun "Uurka" ah iyo "arami" iyo wax maankiisa ruxay baa keenay. Rashiid Sheekh Cabdillaahi Axmed "Gadhwayne" Dhiganahan waxaa uu koobsaday suugaan, maankaashi iyo farshaxannimo heerkii u sarreeyay. waa dhiganne lagu cabbirayo waaciqa nolosha xoolaha iyadoo lagu ladhayo tixo aad u qurux badan.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy