Cover of Boojin

Boojin

by Sakariye Cismaan

Dagaal sokeeye bartankiisa jacayl ma kugula dhacay? Waa sanadda 2000. Muqdisho waxay ku jirtaa sanadkii sagaalaad oo dagaal sokeeye ah. In kasta uu shir dibu heshiineed Jabuuti ka socdo, hadana rajo la'aan baa jirta maadaama hogaamiye kooxeedyada Xamar xoogoodu shirka kasoo hor jeesteen. 'U Gabar Ah Deegaan Dhan' waxay ka sheekeynaysaa dhalinyaro colaad ku dhex kortay, wax ku baranaysa, jacayl uu la darsayo, iyo bulshada iyaga ku teedsan sida ay Muqdisho ugu nool

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy