Cover of Beerta Xayawaanka

Beerta Xayawaanka

by George Orwell

Beerta Xayawaanku waa qiso ka sheekaynaysa koox xayawaan ah una badan xoolaha la dhaqdo, kuwaas oo heshiis ku gaaraya in ay sameeyaan kacdoon ka dhan ah Mudane Jones oo ah ninka iska leh iyaga iyo beerta ay ku noolyahiinba. Ujeedka heshiiskoodu waa in ay helaan dhul (beer) u gooni ah oo ay maamushaan xayawaanku, si ay ugu noolaadaan nolol xorriyad, farxad iyo sinnaan xayawaanka oo dhan ka dhaxaysa ay ka jirto. Ka dib kuguulaysiga cayrinta Mudane Jones, waxaa bilaa

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy