Maaddaama qoyskiisu ahaa jeeb dhexaad waxa uu kaaral Maarkis ku koray (1818-1883) ku koray nolol iska adag. Isaga ayaa wax is baray. Falsafadda ayuu jeclaaday; walow aabihii kula dardaarmay inuu qaanuunka barto, haddana isaga oo talada aabihii qaatay waxa jiidatay falsafaddii uu jeclaa.
Kaddib buugaagtiisa "Das Kapital" waxa ay isaga iyo saaxiibkii Feredrig soo wada saareen buuggan "The communist Manifesto" ee Baaqa Shuuciga. Kaas oo marjac iyo buug olole u noqday xisb
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.