Cover of Astaan Halgan

Astaan Halgan

Buuggani waxa uu soo bandhigayaa taariikh-nololeedkii, Alle ha u naxariisto e, Muj. Maxamed Xaashi Diiriye (Lixle), oo ku suntan, halqabsina looga dhigto nafhurkii aadka u weynaa ee uu sameeyay ururkii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee ku caan baxay SNM, iyo weliba bulshadii kale ee xaq-u-dirika ahayd, xilli uu dalka ka talinayay keligii-taliye maamulkiisu dhibaato badan oo isugu jirta duudsi xuquuqeed, dhaqaale curyaamin, xadhig iyo xasuuq ka gaystay qaybo badan oo

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

We'll send you updates about new books, author spotlights, and cultural insights. Privacy policy