Maasooniyaddu markii ay adeegsatay Sahyooniyadda si ay u qabsadaan Falastiin, waxa ay fulinayeen riyo weyn oo ka mid ah riyooyinkooda: in Haykalka Saleebaan laga dhiso meesha uu ku yaallo masaajidka al-Aqsa. Sababta Haykalka loo dhisayana waxa ka danbeeya ballanqaad ku qoran Tawraad. Eebbe waxa uu Yuhuudda u ballanqaaday in uu Aakhiru Sabaanka soo diri doono nin tafiirtooda ka mid ah, kaas oo ka soo ururin doona filiqsanaantooda, oo dunida xukumi doona isaga oo sa
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.