Cali Xasan Salaama oo caan ku ah 'Amiirka Cas' 'isaga oo da' yar ayaa uu ka mid noqday, halyeyada halganka Falastiiniyiinta ee muddada dheer cabsida iyo jaahwareerka ku hayay sirdoonka Yuhuudda MOSSAD.
Waxa uu ahaa sarkaal sirdoon oo garaad badan, shakhsi dareen amni leh oo ildheeri lagu tilmaamsado iyo dagaalyahan qorsheeyey hawlgallo sirdoon oo aad u yaab badan.
Kartida yaabka leh ee lagu arkay waxaa ka mid ah in uu CIA da maraykanka xidhiidh fiican oo wada shaq
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.