Sannad uun ka dib xornimadii iyo midowgii labadii gobol ee Soomaalida ee gumeystayaasha Ingiriisika iyo Talyaanigu kala maamuli jireen ayay xubno ka tirsan ciidammada qalabka sida oo ka soo jeeda gobolkii Ingirilsku maamuli jirey (British Somalil and Protectorate) isku dayeen afgembi millateri oo ka dhan ahaa dawladdii xilligaa talada u haysay Jamhuuriyaddii Soomaalida ee cusbayd. Afgembigaasi waa uu dhicisoobey oo curdankaa lagu dhadhiyay, sababo badan oo in yar
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.