Cover of Xeerkii soomaalidii hore

Xeerkii soomaalidii hore

W.Q. Axmed Shiikh Jaamac

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Inkastoo xeerka Soomaalidii hore aanu qornayn oo uu ku kaydsanaa maskaxda odayaasha garyaqaannada ah, iyo waxgaradka oo dhan, waxaannu buuggan u cuskannay: 1.maahmaahyahii iyo hadalladii murtida ahaa oo garta lagu qaybin jiray. 2. sheekooyinkii la kala dhaxlay oo odayaashii garta goobjoogga u ahaan jiray ay weriyeen. 3. waxyaalihii qoraagu goobjoogga u ahaa oo indhihiisa uu ku arkay isla markaana qoraagu waxuu ku dadaalay inuu dhammaan xiriir la yeesho rag ka mid ah odaya

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.