Cover of Wariye

Wariye

W.Q. Sakariye Xussen

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Shirkadda daabacaadda Hiil Press waxa ay ku soo bandhigaysaa magaalada Jigjiga buugga “Wariye” oo uu qoray qoraa Sakariye Xuseen. Barnaamishka waxa soo qabanqaabiyay oo Fidiyay casuumaadda Bandhigga “DADS”. Haddaba, dhamaan bahda akhristayaasha, aqoonyahanka iyo macaamiisha Hiil ee reer Jigjiga waxa aannu ku wargelinaynnaa inaannu u soo soconno, sidoo kale ay naga la soo qaybgalaan kulankan bandhigga buugga “Wariye”.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.