Cover of Wan iyo Waraabe

Wan iyo Waraabe

W.Q. Axmed F Cali Idaaja

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Dhabtii, saarka Carays Ciise waxay ahayd in waa hore la uruuriyo. Waxay ahayd in waa hore la qoro. Waxay ahayd in waa hore la daabaco. Waxay ahayd in waa hore loo soo bandhigo Soomaalida iyo shisheeyaha murtideeda jecel, si hal’abuurkiisa cuddoon looga wada haqab-beelo. Nasiibdarro, hadda ka hor, taasi ma dhicin. Sababtuna? Waa daryeel li’ida Afsoomaaliga la soo deristey wixii ka dambeeyey Qaranjabkii Soomaaliya ku dhacay ee 1991kii ku bilawday, welina ay la il-da

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.