Cover of U sahami adoon rarin

U sahami adoon rarin

W.Q. Dr Cali Sh Axmed Abuubakar

Halka laga iibsan karo

Ku saabsan Buuggan

Diiwaankan waxaa ku uruursan qaar ka mid ah gabayadii Dr. Cali oo ku saabsan arrimo kala duwan oo taabanaya nolosha iyo kobcinta dareenka bulshada Soomaaliyeed kuwaas oo waayo kala geddisan iyo munaasabado kala duwan uu ka tiriyay. Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar waa aqoonyahan soo ahaa bare jaamacadeed 1984tii illaa 1993dii. Wuxuu dalka dib ugu soo noqday burburkii kaddib, 1993, isaga oo ka soo shaqeeyay hawlo isugu jira samafalka, wacyi-galinta bulshada iyo waxbarashada

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Waxaan kuu soo dirayaa macluumaadka buugaagta cusub, qorayaasha, iyo xogta dhaqanka. Siyaasadda Asturnaanta