Cover of Tahriibkii tobanka sano

Tahriibkii tobanka sano

W.Q. Yaasiin Jaamac Ducaale

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Tahriib" waxa uu si joogto ah uga mid noqday eraybixinta afka Soomaaliga iyo waayaha cusub ee Soomaalida, meel ay joogtaba. Macnaha guud ee eraygu waxa uu muujinayaa carar, baxsad, isbeddel raadin, kacaan, barakac qofeed ama maskaxeed, iyo macnayaal kale oo uu eraygu yeelan karo se dhammaan hal ujeeddo isugu soo biyashubaynaya; waa halgan samatabixineed adag oo nolol qofku uu qawaday mid dhaanta ku raadinayo, isaga oo u badheedhaya caqabado uu ka baaqsan karay se la’aanto

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.