Cover of Tacliinta dulmanayaasha

Tacliinta dulmanayaasha

W.Q. Cabdicasiis Guudcade

Halka laga iibsan karo

Ku saabsan Buuggan

Baawlo wuxuu buuggiisan ku qeexay in uu yahay mid soo bandhigaya “tacliinta dulmanayaasha, oo ah tacliin loogu talagalay in ay dulmanayaasha (shakhsi iyo shacabba) kala shaqayso halgankooda aan kalaggo’a lahayn ee ay ugu jiraan dhacsashada dadnimadooda.” Waa sidaas oo halganka gobannimada loogu jiraa ma laha seban iyo goob gaar ah. Inta dad wada dhaqani ay jiraanba wuu jirayaa. Kolkaa, waa halgan “aan kalaggo’ lahayn.” Waa halkii uu Hadraawi ka lahaa, “Mid kalaad u dhaaf

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Waxaan kuu soo dirayaa macluumaadka buugaagta cusub, qorayaasha, iyo xogta dhaqanka. Siyaasadda Asturnaanta