Cover of Sirta nolosha iyo sahayda guusha

Sirta nolosha iyo sahayda guusha

W.Q. Hibaaq Yuusuf Jaamac

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Waa buug ururinaya weedho iyo wadooyin badan oola xidhiidha  horumarka bulshada, waxaana  uu fursad siinayaa qof walba, waxa uu kaa kaabayaa sidii aad u gaadhi lahayd  shakhsinimo buuxda iyo  weliba in aad ka fogaato wadooyinka dhaliisha.

Adiga oo ka dheefi doona khibrad iyo ilbaxnimo wixii kaadhiman,kuna sii  xoojin doona  inta aad haysato waxa  aad uga shiidaal qaadan doontaa  higsigaaga waxa aanad ku hindisi  doontaa mid cusub si gaar ah dadka  nolosha ku hamiyay in

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.