Cover of Qudhbax

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Shillin kor loo tuuray 1969kii oo dalaq ku soo yidhi god ay ku wada jiraan dad madhan oo is ku dan iyo is ku damac ah oo hoogga iyo halaagga ummadda isu gaashaanbuuraystay oo sharcigii iyo xeerarkii ummaddu ku heshiisay ku xooray meel cidlo ah oo bahalo iyo boholo ka buuxaan, oo shacabkii ay masuulka ka ahaayeen u gaystay qas, qalalaase iyo qudhbax, ayaa saldhig u ah dhiganahan!

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.