Luuqadda:
somali
Daabacaaha:
LoohPress LTD
Bogagga:
164
Ku saabsan Buuggan
AFKA SOOMAALIGU muddo dheer ma lahayn far qoran oo mideysan, taasi waxay sababtay in taariikh badan, suugaan iyo aqoon qiimo leh ay lumaan ama si adag ku kaydsanaadaan. Qarnigii siddeed iyo tobnaad ayaa culimadii Soomaaliyeed bilaabeen dadaal xooggan oo lagu doonayey in afka loo helo hab qoraal rasmi ah.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.