Cover of Qammaamuurtii Muslimiinta Qarnigii 20aad

Qammaamuurtii Muslimiinta Qarnigii 20aad

W.Q. Maxamed Shaaxur

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Maxamed Iqbaal [Cajami leh Laxan Xijaasi ah ] Maxamed Cabdalle Daraas.[Mucaashaqii Qur'aanka ] Maalik Bin Nebi [Faylasuufkii Ilbaxnimadda Islaamka] Ismaaciil Al-Faaruqi [Sidihii Walbahaarka Barri iyo Galbeed] Cali Cisat Bigoofeeti [Islaami leh Damiir Aadaminimo] Maxamed Asad [Raacdeeyihii Diinta Ibraahimiyada] Maxamed Xamiidullaah.[Caabudkii Mixraabka ku ooyey] Toddobadan qammaamuur waxa uu qoraagu ka soo xushay aqoonyahannadii iyo mufakiriintii Muslimiinta ee Qarnigii La

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.