Qaamuuska Af Soomaaliga: iyo Naxwaha Af Soomaaliga oo Kooban (Somali Edition)
2020
Ku saabsan Buuggan
Qaamuuskan oo mirihiisu yahay hawl ay qabteen dad badan oo khubara ah, wuxuu waxtar weyn u leeyahay daraasaadka ereyada af Soomaaliga (Somali lexicography); wuxuu kaloo muhiim u yahay midaynta af Soomaaliga (Somali standardisation), maadaama afkan waqti aan fogayn uun noqday af qoran (1972). Waxaa qaamuuska dhammaadkiisa lagu lifaaqay sifayn kooban oo ku saabsan naxwaha af Soomaaliga, oo loogu talaggalay in uu waxtar u yeesho adeegsiga qaamuuska. Qaamuuskan, dabcan ma aha mid matalaya heerka kamadambeyska ah ee loo sameeyn karo qaamuus af-soomaali, laakiin waxaan filaynaa in uu noqdo mid si wacan looga faa'idaysan karo mustaqbalka xagga diyaarinta qaamuusyo midkan ka baaxad weyn. Si kastaba ha ahaatee, qaamuuskan halka luqadeed qaabkiisa, markii laga eego xagga daraasaadka guud ee afafka Afrikada madow, waxaa la oran karaa in uu ka mid yahay qaamuusyada fara ku tiriska ah. .
Buugaagta La midka ah
Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed: Daraasaad Af iyo Dhaqan (Somali Edition)
Cabdalla Cumar Mansuur
2016
Taariikhda iyo luqadda bulshada soomaaliyeed
Cabdalla Cumar Mansuur
2025
Qaamuuska Af Soomaaliga
Cabdalla Cumar Mansuur
Qaamuuska Af Soomaaliga
Cabdalla Cumar Mansuur
Qaanuunka Dawliga ee guud. Buug_Jaamacadeed_lavorato
Qaanuunka Dawliga ee guud. Buug_Jaamacadeed_lavorato
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.