Cover of Pettson Får Julbesök

Pettson Får Julbesök

W.Q. Sven Nordqvist

2019

Halka laga iibsan karo

Luuqadda: somali
Daabacaaha: Somabooks publications
Bogagga: 32

Ku saabsan Buuggan

Pettson halkar och gör illa foten precis innan jul. Findus blir ledsen, och tror inte att det blir någon riktig jul. Men som tur är, så finner Pettson på råd...Oday baashe iyo deriskiisiiOday Baashe iyo Farxaan waxa ay u diyaargaroobayaan ciidda. Waxa ay si degdeg ah u nadiifiyeen gurigoodii. Waxa keliya ee u dhimani waa in ay cuntadii ay ciidda cuni lahaayeen soo iibsadaan. Balse si lamafilaan ah ayay u dhaceen wax aanay filanayni. Oday Baashe ayaa lugta ka dhaawacmay. Way adag tahay in uu dukaanka ka soo adeego iyo in uu qabsado hawlihii kale ee ka qabyada ahaa. Oday Baashe iyo Farxaan oo ka werwersan sida ay u ciidi doonaan ayaa waxa mar qudha u soo wareegay deriskoodii. Waxa ay u keeneen cunto iyo wax kasta oo ay u baahnaayeen. Sida ay deriskoodu u caawiyeen waxa ay u qaadan waa ku noqotay oday Baashe iyo Farxaan.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Waxaan kuu soo dirayaa macluumaadka buugaagta cusub, qorayaasha, iyo xogta dhaqanka. Siyaasadda Asturnaanta