Cover of Mar La Arag: Sheekooyin Gaagaaban (Somali Edition)

Mar La Arag: Sheekooyin Gaagaaban (Somali Edition)

W.Q. Faarax Xuseen Maxamed

2017

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Luuqadda: somali
Daabacaaha: LoohPress LTD
Bogagga: 88

Ku saabsan Buuggan

Ma jiraan dhacdooyin iyo waayo aragnimo ku soo maray nolosha oo aan marna maskaxdaada ka suulin; Safar dheer oo aan xusuustiisu weligii kaa guurin, dareen gaar ahna kugu reebay. Welwel nolosha iyo mustaqbalka, dakharada waayaha iyo duruufaha waqtiga, macalinkaagii dugsiga ee aad jeclayd, dal barasho iyo dalxiis dhulkaaaga oo xiiso iyo kalgacal kugu abuura... Intaa iyo in kaleba waxad ugu tegaysaa buuggan Mar La Arag.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.