Cover of Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' (1949-2012)

Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' (1949-2012)

W.Q. Cabdirixmaan C Faarax

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Buugan la magac baxay Mahadho: Sooyaalkii iyo Waxqabadkii Maxamed Xaashi Dhamac 'Gaariye' ee uu qoray Cabdiraxmaan Faarax 'Gur Barwaaqo' wax wayn ayuu ka tari doonaa sidii loo hakin lahaa halista ku soo socota afka soomaaliga.

Markii aan akhriyay miisaanka suugaanta gaariye , gabayadiisi iyo faahfaahinta qoraha buugga.

Waxaaba markii ugu horraysay igu soo dhacday  in aan baran karo sida loo gabyo oo aan oo aan weliba gabayaa noqon karo, waxa aan filayaa in akhr

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.