Cover of Maangal: Hordhac iyo Qeexo aasaasi ah

Maangal: Hordhac iyo Qeexo aasaasi ah

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Buuggan waxa uu ibafur u yahay doodda is-ahaanshiyaha ee cilmiyada xisaabta, kombiyuuterka, iyo xikmad-doonnimada, kuwaas oo inna tusi doona awoodaha iyo xaddidaadaha ay leedahay in loo fekero xisaab ahaan. Buuggan waxa uu xoogga saaraya qeexidda aasaasiga u ah maangalnimada.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.