Cover of Lama-dego

Lama-dego

W.Q. Dr Xassan Ismaacil Yuusuf

Halka laga iibsan karo

Ku saabsan Buuggan

Ma fududa in waaya’aragnimo nololeed dheer oo qof leeyahay dhammaanteed qoraal xusuuseed kooban lagu wada idleeyo. Waxaa iyaduna adag go'aansiga inta laga xusayo ama laga tegayo xusuustaa qofka jiritaankiisa nololeed iyo waxqabadkiisuba ku salaysanyihiin. Hase ahaatee, waxaa jiraa qaybo aad uga dhex muuqda saamayn wayn iyo summadna ku yeesha qofkaa, kuwaa oo aanay sinaba suuragal ahayn in laga tago marka ugu dambayn la qorayo. Buuggan, LAMA-DEGO, waa buugii The Journey of

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Waxaan kuu soo dirayaa macluumaadka buugaagta cusub, qorayaasha, iyo xogta dhaqanka. Siyaasadda Asturnaanta