Cover of Laba-eef

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

"Laba-eef" waa sheekofaneed ka warramaysa sida uu burburkii waddanka ka dhacay uu qof walba u taabtay.   Qiso-faneeddani waxay sawir ballaaran ka bixinaysaa dagaalladii sokeeye ee horraantii sagaashannada dalkeenna ka qarxay, qaran-burburkii dhacay, sokeeye-dirirkii xigay ee Soomaali kala irdheeyay, hooggi iyo halaaggi ka dhashay, dagaaggii baday inay afarta garjaho dunida ku qaxootiyowdo. Maatideedu qubaneyaal ahaato. Aafooyinki silsillada ahaa...eelkii laga dhaxlay...Il

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.