Cover of Kornaylka cidna waxba uma soo qorto

Kornaylka cidna waxba uma soo qorto

W.Q. Maxamed Cabdicasiis Bootan

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Buuggani waa buuggii ugu horreeyey buugaagta Gabriel ee luuqadda Soomaaliga ku soo baxa, waa sheeko gaaban oo aad u qiimo badan. Waxay ku saabsan tahay qisadani saddex bilood oo ka mid ah waayaha kornayl ka mid ah halgamayaashii hore oo howlgabay iyo duruufaha uu ku noolyahay. Sheekada buuggani ma aha mid ay ku jiraan tijaabooyin khatar ah; xiiso gelin iyo kellifaad toona ma leh. Waa nolol caadi ah iyo dhacdooyin maalinle ah. Waa khibrad nololeed dabiici ah. Waa sheeko f

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.