Ku saabsan Buuggan
Kitaabkani waa turjumaadda juska 30aad ee qur'aanka Jus Camma iyo suuradda Faatixa. Turjumaaddan waxa sameeyay Maxamed Xirsi Guuleed ( Cabdibashir) isagoo kaashanaya kutub badan oo laga qoray tafsiirka qur'aanka, Kuna qoran luuqadda carabiga. Sidoo kale Maxamed wuxuu marar badan soo noqday macallin qur'aan oo ay dad badani tafsiirka ka raacan jireen.
Buugaagta La midka ah
Taariikhdii khulafaa'u raashiddiinka
Maxamed Ciise Barre
2006
Halka laga helo
Taxanaha Taariikhda Islaamka
Abdi Hassan Jimale
2011
Halka laga helo
Tiggaadda tasawufka
Axmed Ibraahin Cawaale
Halka laga helo
Xilka iyo qiimaha bar-baarinta ubadka
Axmad Cabdulahi
2012
Halka laga helo
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.