Cover of Jiridda Baambu

Jiridda Baambu

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Qof kaste waxa uu dhashaa isaga oo aan dooran, waxa iyana dhacda in uu dhasho isaga oo aanay xataa waalidkii dooran in ay dhalaan, waxana ay sidaa dhalashadiisu ku noqotaa shil; shil dhacay oo uu noqday cawaaqibtii ka dhalatay oo lagu kala geddisanaan karo sifeynteeda oo midkeen ku sheegi karo “cawaaqibxumo” midkeenna waxa uu doono. Cawaaqibtii shilku waxa ay noqotaa ‘Qof’ yeesha muuqaal, magaca, hayb iyo diin dhammaantood leh summado iyo soodimo isugu jira ceeb,

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.