Cover of jacayl dhallaan galay

jacayl dhallaan galay

W.Q. Cali M Cabdigiir

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Jacayl Dhallaan Galay waxa uu bannaanka soo dhigay qaabka jacaylka dhallinyarada Soomaaliyeed u kobco iyo heerarka uu maro—isaga oo jaanta la qaadsiinayaa jacayllada dunida hore u martay. Xilliga sheekada Jacayl Dhallaan Galay ku salaysan tahay, maanta iyo weliba isbeddellada dalka ka dhacay, filka dhallinyarada iyo qaabka qoraagu uga xalladinayo, waxa aan hubaa in dhallinyaro badan aad u xiisayn doonto, dareemi doonaanna in ay wax badan tebi doonaan, qaar badanina hilow

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.