Cover of Isha cumar ka lulata

Isha cumar ka lulata

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Buugga “Isha Cumar Ka Lulata” waa buug cilmi ku dhisan. Oo uu qoray Georgi Kapchits, waa buug aad u wayn, kaas oo ka kooban 172 Sheekooyin Hidde Soomaali ah oo aan u badinaynno kuwa ugu wanaagsan sheekooyinka ab laga soo gaadhka ah. Waxaa ka mid ah sheekooyinka taxanaha ah ee Arraweelo, Wiil-Waal, Ina-Sanweyne, Yoonis-Tuug, Siyaad Dharyo Dhoobe, Cigaal Shiidaad iyo kowo kale. Sheekooyinka Soomaaliyeed ee hiddaha ah waxaa loo kala qaybin karaa ugu yaraan shan jaad. Waxay k

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.