Cover of Hoobal 3: Diiwaanka heesaha soomaaliyeed

Hoobal 3: Diiwaanka heesaha soomaaliyeed

W.Q. Mowliid Aadan Biixi

Halka laga iibsan karo

Ku saabsan Buuggan

Diiwaanka Hoobal waxa uu ku caan baxay soo bandhigidda tafaasiisha heesaha oo dhammaystiran sida hal-abuurka heesta, mullaxankeeda, hoobalka qaaday iyo riwaayadda heestu xubinta ka ahayd oo taariikhaysan. Ururinta xogta sidaas u bisil waxa marag- ma-doon ah, in dedaal xad dhaaf ah iyo wakhti badan lagu bixiyay. Taxanahan saddexaad ee Diwaanka Hoobal inta u dhaxaysa labada baal ee dhiganaha waxaa ku kaydsan 135 heesood, oo hooballada doorka muhiimka ahi ay yihiin, Sahra A

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Waxaan kuu soo dirayaa macluumaadka buugaagta cusub, qorayaasha, iyo xogta dhaqanka. Siyaasadda Asturnaanta