Cover of Himiladaada Hano

Himiladaada Hano

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Maxamed ismaaciil waa qoraa siminaaro badan ka qabtay aqoonta qofku naftiisa ku horumariyo. Xikmada nolosha adduunka oo uu xogteeda ka dhaxlay jiilki ka horreeyey  waxa u dheer in uu mudo bare iyo la taliye u ahaa dhalinyaro iyo dad waawayn oo mustaqbal dhisaaya. Waxa mudo muddo ahaa ganacsade ka dhaxeeyey faa’ido iyo khasaare .

“dhibaatoyinka ummada soomaaliyeed loo aanaynayo in ay si ba’an u aafeeyeen Tn ugu darani waa abaarta iyo arradka maskaxda ka cuskaday

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.