Cover of Hal-bixinta Erayada Kumbuyuutarka

Hal-bixinta Erayada Kumbuyuutarka

W.Q. Cumar Cabdilaahi Iidaan

Halka laga iibsan karo

Ku saabsan Buuggan

Waa buuggii labaad ee Cabdiraxmaan C. Faarax 'Guri barwaaqo' ku darsaday maktabadda Afka Soomaaliga. Buuggani waa eray bixinaha kumbuyuutarka, qoraagu wuxuu Soomaaliyeyn iyo eray ku beegis ku sameeyay erayo badan oo kumbuyuutarku ka ah oo aynaan Af Soomaali ku aqoon ama adeegsanno. Waa buug si guud bulshada manfac u leh mar labaadka ardeyda culuumta kumbuyuutarka barata mar kale goobaha waxbarasho ee Jaamacaduhu ugu horreeyaan iyo si gaar ah qalinlayda turjumaann

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Waxaan kuu soo dirayaa macluumaadka buugaagta cusub, qorayaasha, iyo xogta dhaqanka. Siyaasadda Asturnaanta