Cover of Ganacsiga caalamiga ah: dhoofinta iyo soo dejinta

Ganacsiga caalamiga ah: dhoofinta iyo soo dejinta

W.Q. Cabdisalaan Siciid Garawaan

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Qoomiyadda Soomaalida waxaa lagu tiriyaa dadka ugu firfircoon ee xagga xarakaadka ganacsiga marka loo eego Afrikaanka kale. Waxaa aad u badan Soomaali ganacsiyo ku saleysan soo-dejin [imports] iyo dhoofin [exports] ku leh ama ka furtaan meelo badan oo adduunka ah sida Afrika, Aasiya iyo bariga Dhexe. Buugga waxaa loogu talagalay ganacsatada ku howlan ama daneyneysa in ay bilaabaan ganacsi ku saleysan soo-dejin iyo dhoofin badeeco ama adeeg. Wuxuu kale oo anfacayaa ardeyda

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.