Ku saabsan Buuggan
Waxaan uga jeedaa gabadha Ilaahay rumaysan, tan yaqiinsan jiritaanka Ilaaha keli ah ee aanay cidina asaga iyo sifooyinkiisa waxba la wadaagin, rumaysanna in kaligi uu yahay kan waxtara ee aanay jirin cid kale oo waxtarta, iyo in uu yahay kan wax dhiba haddii uu doono ee aanay cid kalanan wax dhibi karin. dadka oo dhan in ay xaggiisa u laabanayaan maalinta qiyaamaha ee shakigu uusan ku jirin, daahana uu ka qaadi doono wax kasta oo dahsoonaa ee asturnaa iyo xaqiiqo walba oo qarsoonayd.
Buugaagta La midka ah
Taariikhda Afka iyo Bulshada Soomaaliyeed: Daraasaad Af iyo Dhaqan (Somali Edition)
Cabdalla Cumar Mansuur
2016
Halka laga helo
Taariikhda Culimada Soomaaliyeed
Maxamed Xuseen Macallin
2024
Halka laga helo
Taariikhda Geeska Afrika (Qarnigii 16aad - 19aad)
Cabdillaahi Sh. Axmad
2025
Halka laga helo
Taariikhda iyo luqadda bulshada soomaaliyeed
Cabdalla Cumar Mansuur
2025
Halka laga helo
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.