Cover of Dareenka Dhallinyarada

Dareenka Dhallinyarada

W.Q. Maxamed Shariif

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Dareenka Dhallinyarda haddii hoos loogu dhaadhaci lahaa, waxaa macquul ahaan lahayd in aynnu xallinno dhibaatooyin badan oo hortaagan dib-u-habaynta bulsho caafimaad qabta. Buuggan Dareenka Dhallinyarada qoraagu waxa uu ku sharraxayaa dhawr qodob oo ka mid ah dhibaatooyinka ugu muhiimsan ee ay dhallinyaraduu la silcayaan, oo ay ka mid yihiin: Dhibaatooyinka guud ahaan ay ka simanyihiin dhallinyaradu; o Dhibaatooyinka ka haysta dhanka caqiidada iyo diinta; iyo o Si

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.