Cover of Danan

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Fanka casriga ah ee Soomaalida oo heesahu ugu toolmoonsanyihiin, waxa uu ka dab-qaatay, dhalashadii balwada oo ah yagleesha fanka casriga ah u noqotay, qori-noolays hulaaqiisu duugoo-bay. Dhalashadii fanka casriga ah, duruufo badan ayaa suuragaliyey inuu si baaxad leh u faafo, isuna-dhalan-rogo, hana-qaadna noqdaan bilashadii heellooyinkii qaaraamiga ahaa, laxamayn ashqaraar leh lagu majeerto, illaa lasoo gaaray waayihii heesaha iyo horumarintii masraxa.   Curashada balwa

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.