Damac Rag Iyo Dan Reer: Sheekooyin Soomaaliyeed Oo Dhab Ah (Qaybtii 1aad)
2017
Halka laga iibsan karo
Luuqadda:
Somali
Daabacaaha:
Createspace Independent Publishing Platform
Ku saabsan Buuggan
Damac Rag iyo Dan Reer waa sheekooyin soomaaliyeed oo dhab ah, qaybtii 1aad, wexeyna ku saabsan yihiin arrimo bulshada ka dhaca, gaar ahaan lamaanaha iyo qoysaska, iyo talooyin ku qotoma diin iyo waaya aragnimo, waxaana cid walba ugu sugan cibro iyo cashar.
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.