Cover of Dalmar - Wiilkii Ducaysnaa

Dalmar - Wiilkii Ducaysnaa

W.Q. Burhaan M Cali Baalle

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Sheekada ku qoran buuggan la magac baxay Dalmar waa qiso ku saabsan qoysas Somaaliyeed oo siyaabo kala duwan u kala lumay berisamaadkii. Burburkii iyo qaxii dhacay ayaa sii adkeeyey is heliddooda. Sooyaalka nolosha Soomaalida ee nolosha qarfaha iyo qurbaha ayaa ka dhex muuqata.

Waa wiil barbaar ah oo "Dalmar" lagu naanayso oo London ku nool. Halkaas buu aabbihii iyo hooyadii la deggan yahay. Dalmar isaga oo waxbarashada ku jira ayuu fasax helayaa. Soomaaliya

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.