Cover of Bakhtiyaanasiib

Bakhtiyaanasiib

W.Q. Cabdirisaaq Cumar Dhoore

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

waa mid ka mid ah buugaagta doodda badani ka dhalatay kaddib soo saaristooda, illaa laga joojiyey bulshada la wadaagiddiisa iyo faafintiisaba. Dulucda sheekadu waxa ay diiradda saareysaa dood ku saabsan ku dheggenaanta dhaqammada duugoobay ee bulshada, iyo waxa dhici kara marka dhaqammadaas sidooda loo dabbaqo iyadoo aan la horumarin.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.