Cover of Anton Checkov (Sheekooyin Lasoo Xulay)

Anton Checkov (Sheekooyin Lasoo Xulay)

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Sheekooyinka Chekhov oo tiro iyo tayoba lagu tilmaamo badweyn ayaannu akhristayaasha Af-Soomaaliga wax ku akhriya uga soo xulnay toddoba keliya oo aad u gaagaaban. Waxayna kala yihiin; – Nin Sanduuq Ku Jira (1898) tarjumid Rashiid Sh. Cabdillaahi- Gadhweyne – Cadrad Xusuusqorkeed (1883), turjumid Siciid Jaamac Xuseen – Aarsi (1886), turjumid Siciid Jaamac Xuseen – Qurxin (1884), turjumid Siciid Jaamac Xuseen – Geeridii Shaqaalaha Kreepikov (1883), turjumid Siciid

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.