Alla Samirku Wacana
W.Q. Maxed Faarac Cumar
About this Book
Waxaan halkan ugu soo gudbinayaa Akhristayaash- a qiso Sheeko Gaaban, oo Dhab ah kana hadleysa wax- tarka uu Sabirku leeyahay iyo sida uusan qofka Sa- birra ugu hongoobin oo uu mar uun u garto Mirahiisa.
Sheekadan oo la yiraahdo (Alla Sabirku Wacanaa) oo hore aan idinku sheegay in ay soo bixi doonto Ba- alka ugu horeeya ee buugii la oran jiray (Murugo J- acayl) Waxay igu qaadatay muddo dheer isu soo urur- inteeda, Xaqiiqadan, Waxaana ku lumiyay Waqti bad- an.
Sheekadan oo dhacday waxay ku qoran tahay Af- soomaali Qof walba uu fahmi karo waxaana kaa codsanayaa Anigoo ah Qoraha Buugan:— (Max'ed Faarax Cumar "Burhan Bayer") in aad ka raali noq- otid Wixii dhibaato ah ee aad kala kulantid Buugan.
Related Books
Stay Connected
Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.