Cover of Afrikaay Warlaay

Afrikaay Warlaay

W.Q. Bashiir Good

2025

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Marka aan dib u milicsado sooyaalka aan la soo maray tixda, waxa hubaal ah in aan kala mid ahay qof kasta oo Soomaali ah oo carruurnimo ku soo gaadhay xilliyadii dhaqanka miyigu uu ahaa ka lagu ababiyo ubadka. Socdaalkaa oo ka soo bilaabmi jiray heesihii carruurtu hooyada ka baran jirtay ee da'iba da' ka dhaxli jirtay.   Jacaylkaa waxa sii darariyey ciyaarihii hiddaha iyo dhaqanka ee la soo bandhigi jiray xilliyada aroosyada iyo barwaaqada iyo riwaayadihii iyo heesihii ko

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.