Cover of Abtirsiinta Afka Soomaaliga.

Abtirsiinta Afka Soomaaliga.

W.Q. Cali Qeyre M Nuur

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

“Waa buug daah furay cilmi afeed ku cusub saaxada af soomaaliga.Inta badan af-aqoolladu waxaay diiradda saaraan suugaanta iyo murtida afeed ee luuqadu leedahay  balse buugan waxa uu u baryay docaan weli la sahamin oo isirka afka iyo xididka uu salka ku hayo ee ay ereyadiisu ka soo unkameen.

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.