Cover of Abaal Raaga Rag Baa Leh

Abaal Raaga Rag Baa Leh

Halka laga iibsan karo

Noo sheeg haddii xogta, sawirka, ama isku xirka buuggan ay khaldan yihiin.

Ku saabsan Buuggan

Waxaa muuqata in aqoonyahan Goorgi Kaabjitis uu waqti badan u huray barashada afka iyo suugaanta Soomaaliyeed, islamarkaana uu Soomaalida u dhiteeyey wax dhaxalgal ah. Wuxuu ururiyay oo baadhay lix kun (6000) oo maahmaahood. U malayn maayo in cid isaga ka hor awooddey in ay ururiso ama qabato hawl sidaa u mug weyn una cilmiyaysan. Waxa uu sidoo kale Goorgi ku ammaananyahay in uu ururiyey, buuggana ku jira, in ka badan laba boqol oo erey oo Soomaalidu, iyadoon aqoonin saa

Stay Connected

Get notified about new additions to our archive, author spotlights, and insights into Somali literary culture.

Markaad dirto, emailkaaga ayaa kuu furmaya si aad farriin ugu dirto info@maktabad.com.